Deegaanka Xarardheere ee gobolka Mudug waxaa ka jirta saameeyn uu ku yeeshay khilaaf u dhaxeeya xubnaha Al-shabaab oo deegaankaasi gacanta ku haya.
Shacabka ayaa ka cabanaya khilaafkan in uu samayn ku yeeshay ganacsiga iyo arimaha ay xiligan baahi badan u qabaan sida la soo sheegay shabab ayaa isku haya sida degmada xarardheere loo maamulayo