kulankaan oo lagu wacyigalinayey Dhalaiyarada degmada burtinle ayaa kadhacay Magaaladdas, waxaana kulanka soo qaban qabiyeen culimada degmada burtinle waxaana kasoo qaybgalay dhalinyarada ku dhaqan degmada burtinle maalinta barina lagu wacyi galin doono gabdhah ku dhaqan degmada burtinle ugu horaynti waxaa ka warbi xiyey ujeeda kulankaan Sheekh c/qani cali aadan.
Home Dhacdooyinka Todobaadka DHAGEYSO:- Kulan dhalinyarada lagu wacyigalinayaay oo Burtinle kadhacay