DHAGEYSO:-Puntland Ka Hadashay Dilk laascaanood ka Dhacay Digniina U dirtay Maamulka Jaamacadda Nugaal

0

Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland Bilidhig Cabdi geele  Oo Shir Ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa Ka Hadlay Xaalada Gobolka Sool iyo dilalkii ugu Danbeeyay Ee Maamulka Somaliland Ka Geysteen Magaalada Laascaanood.