DHAGEYSO:- Gen Gorod oo ka hadlay Xil ka qaadistii lagu sameyay

0

Taliyihii hore ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Cabduweli Jaamac Gorod ee dhawaan xilka laga qaaday ayaa ka hadlay xilka qaadistiisa.

Isaga oo hadal ka jeedinayey Munaasabad lagu daahfurayey Masjidka laga dhisay Wasaaradda Gaashaandhigga ayuu sheegay in tallaabo horumar leh la sameeyey maadaama Masjid lagu cibaadeysanayo laga dhisay gudaha Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.

Waxa uu ku tilmaamey dhisida Masjidkaas in ay ku soo aaday xilli dhawaan uu rajeynayo in uu xilka ku wareejiyo Taliyaha Cusub ee Cidianka xoogga dalka Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe)