Akhriso:-Maamulka Koonfur galbeed oo Magacaabay Mas’uul Cusub

0

Dawlad gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay Maanta magacaabeen Mas’uul Cusub Oo ka mid noqonaya Wasaarada Warfaafinta Maamulkaasi.

Digreeto uu soo saaray Wasiirka Wasaaradaasi Xasan Cabdi Maxamed ayaa waxa lagu Magacaabay Iskuduwaha Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Ee Gobolka Bakool,kaas oo loo igmaday C/nuur Aadan Yuusuf.

DHAGEYSO WARBIXIN:- Isbaheysi ka dhan ah Shariif Xasan oo si xowli ah ku socda.