DHAGEYSO:- Shacabka Cabudwaaq oo soo dhaweyaay howlagalada Socda

0

Iyadoo Ciidamadda Dowladda Federaalka ay howlgal xoogan kawaddan Magaaladda Cabudwaaq,isla markaana kula dagalamayaan hubka sharci daradda ah ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay shacabka kunool Magaaladdas.

Qaar kamid ah shacabka Magaaladda Cabudwaaq oo la hadlay Warbaahinta Allgalgaduud ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin in la sugo amniga ,isla markaana lala dagaalamo hubka sharci daradda ah dadka wata,waxayna amaan u jeediyen Ciidanka Amniga.