DHAGEYSO:- Madaxweyne Xaaf oo Gaalkacyo soo gaaray

0

Axmed Ducaale xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta gaaray koonfurta Magaaladda Gaalkacyo,isago kulamo la qaatay qaybaha saraakisha Galmudug.

Kulanka uu Xaaf la qaatay saraakisha iyo Laamaha amaanka ayaa ahaa mid ku saabsan xoojinta amniga gobalka .Xaaf Madaxweynaha Galmudug