DHAGEYSO:- Dhismaha Dekadda Garacad oo laga shiray

0

Shrkan oo looga hadlayaay bilaabad dhsmaha dekadda Garacad iyo samiyada ayaa waxaa ka qayb galay maamulka degmadda Gaalkcyo,kan gobalka Aqoonyahano,Nabadoono iyo qaybaha kala duwan ee shacabka Gaalkcyo.

Ugu horeyn qaar kamd ah Isiimada iyo Nabadoonadii oo ka hadlay shrkan ku saabsana dhismaha dekadda garacad iyo samiyadda ayaa sheegay inay ka shaqeyaan hormarka dekadda iyo xalinta khilaafyada kadhasha.

Marwo Caasho Geele diriye oo kamd ahayd Aqoonyahanadii ka hadlay munaasabada ayaa sheegtay in dekadda dhismaysa ee garacad ay fa’iido ugu jrto shacabka ,waxayna ku talisay in la tageero dhismaha dekadda Garacad ,isla markaana ay hormar ay soo kordhnayso dekadan.

Qaar kamid ah Ganacsatada Gobalka Mudug ayaa hadalo kala duwan dhinacooda munaasabada kajeedyeey ay kaga hadlayaan dekadda cusub ee Garacad