DHAGEYSO:-Xildhibaano & siyaasiyiin si adag uga hadlay dhibaatada ciidanka kenya ee gobolka gedo

0

Gobolka gedo magaalooyin ka tirsan waxaa dhibaato ka geystay ciidamada kenya kuwaas oo si argan daro ah shacabka u xasuuqa waliba xiligan waxay ku sii dareen in ay xarumaha ganacsiga inta ay qarax ku xidhaan hadana ay qarxiyan.

Dowladda soomaaliya ayaan wali si rasmi ah uga hadlin dhibaatadan ay shacabka ku hayaan ciidamada kenya .

Hoos ka dhageyso codka xildhiban dalka iyo siyaasi axmed baasto