DHAGEYSO:-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle oo loogu baaqay in uu is casilo

0

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ku baaqay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare in uu iscasilo.

Xildhibaanada waxa ay sheegeen in Madaxweynaha  uu xilka haayay Muddo hal sano ah, islamarkaana Golaha Wasiiradda Hirshabeelle aysan waxba qaban.

Maxamuud Siyaad Barqadle oo ka mid ah Xildhibaanada Hirshabeelle ayaa warbaahinta u sheegay in degaanada maamulka Hirshabeelle ay ka jiraan dhibaatooyin badan.