DHAGEYSO:-Maamulka gobolka hiiraan oo Beeniyay Inuu Khilaaf Ka Dhex Jiro Mas’uuliyiinta gobolka

0

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-shabeelle C/laaahi Maalin Sufurow ayaa waxaa uu ka hadlay warar maalmahaan la isla dhexmarayay oo ku aadan in khilaaf uu ka dhex taagan yahay mas’uuliyiinta gobolka Kadib markii looga yeeray magaladda jawhar oo ah xarunta maamulka Hirshabeelle.