waxaa maanta magaalada dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug gaaray saraakiil kasocotey Hay’adda Qaramada midoobey waxaana ay dhuusamareeb kulan kula yeesheen madaxa xukuumada Galmudug
Kulanka labada dhinac kadib saxaafada waxaa lahadlay maddxa xafiiska Hay’addaha Maxamed maxamuud koofi kana
warbixiyey ujeedka saraakishan iyo waxyaabihii laga wadda hadlay.