DAAWO:- TOP NEWS Cisbitaalki Garoowe oo inuu Xirmo ku dhow

0

Cisbitaalka Caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe oo adeegyo kala duwan u qabta bulshadda ayaa laga cabsi qabaa in uu is xiro kadib markii masuuliyinta iyo shaqaalah cisbitaalka shegeen in adeegyada cisbitaalka gabi ahaanba ku yaradeen,waxaa kale oo ay shegeen in mushaarad aysan arrag muddo ku dhow sanad.

Hoos kadaawo Muqaalkooda