AKHRISO:- Puntland oo Amaro culus kasoo saartay degaanada Xuduudaha

0

Ka dib shirkii Golaha Wasiirada ee dowlad goboleedka Puntland ee Shalay ayaa waxaa looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen xiisada dagaal ee ka taagan deegaaanda Maamulka Puntland.,iyada oo sidoo kale lagu ansixiyey Xeerar ay gudbiyeen Wasiirada Maamulkaas.

Warsaxaafadeed shirka laga soo saarey ayaa waxaa lagu sheegay in ay ka digayaan cawaaqib-xumo ka dhalata cid kasta oo ku xadgudubta Xaduudadaha deegaanada Puntland.