DHAGEYSO:- Siyaasi sheegay in Puntland ka Cagajiidayso Xoreynta Gobalka Sool

0

Siyaasiga C/daahir Max’ed Yuusuf Yey ayaa walaac xoog leh ka muujiyey in maamulka PL ka cagajiidayo xoreynta gobolka Sool, maadaama buu yiri ay dad weynaha reer Puntland guteen doorkii arrintaas kaga aadanaa dhan ciidan iyo mid dhaqaaleba ilaa iyo iminkana aan wax natiijo ah arrintaas laga gaarin.

Md. Yey ayaa docda kale ka hadlay aragtidiisa la xiriirta go’aankii baarlamaanka PL ee ku aadanaa habka ay noqonayso dooashada PL ee 2019 haddii Eebbe Idmo.