Waxaa muddooyinkii ugu dambeeyey Puntland gaar ahaan magaalada Garoowe ku so badanayey tirada musharixiinbta, waxaana Xalay ilaa shalay shaaciyey musharaxnimadooda ilaa labo musharax oo qaarkood dhalinyaro yihiin.
Habada waxa uu qaban doono hadii la doorto Axmed Barre oo ka mid ah dhalinyarada sanadkan ku soo badanaya xilalka dhanka maamulka degmyooyinka ah.