Ma uu jiro Qodob Dastuuri ah oo Jubbaland u ogolaanaya inay soo celiso dhamaan saraakiisha amaanka ee dowladda dhexe ay magacowdo, una dirto deegaanada Jubbaland, laakiin dastuurka wuxuu u ogolaanaya maamulada dalka in lagala tashado arrimaha kaalmadda caalamiga iyo ganacsiga, siyaadda iyo arrimaha dhaqaalaha dalka.
HOOS KA DHAGEYSO