DHAGEYSO:- Siyaasi Cali Maraykan ” Xoreynta Gobalka Sool Mardhow ayeey bilaabanaysa ”

0

Siyaasi Cali Cilmi Warsame (Cali Maraykan) oo warbaahinta Garoowe kula hadlay ayaa sheegay in dhawaan uu dhici doono dagaalka lagu xorraynayo gobolka Sool .

Cali ayaa farriin u diray madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenka taas oo ahayd in shacabka Puntland ay daah sadeen wakhtiga xoraynta Laascaanood ,loogana fadhiyo inay taasi dhacdo inta aan doorashada la gaarin .

Siyaasi Cali ayaa ku tilmaamay in fursadii ugu fiicanayd ay heleen dadka Puntland xilligaan maadama loo dhan-yahay xoraynta gobolka sool .