DHAGEYSO:-Baarlamaanka Somaliland oo raali galin u diray shirkada Dahabshiil.

0

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa waxaa uu saxid ku sameeyey war bixin musuq maasuq oo ay dhawaan soo saareen guddida dabo galka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golahaasi oo qeyb ka mid ah shirada Dahabshiil la soo galiyey

Gudoomiyaha ayaa sheegay in shirkada Dahabshiil war bixintaasi laga soo galiyey iibinta line-ka Booliska Hargeysa isla markaana shirkadu golaha u soo gudbiysay qaabkii ay ku iibsatey iyo lacagtii ay siisatay oo uu sheegay in lacag dheeri ah ka raacdey shirkada.

HOOS KA DHAGEYSO