SAWIRRO:-Qalabkii lagu Dhisilahaa wadda Ceel Daahir iyo Ceerigaabo oo Qaybtii u danbaysay Maanta Boosaaso kasoo Degtay

0

Iyadoo uu wali socdo Dhismaha wadda Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ayuu marayaa gaba gabo waxaana xiligan Socda diyaar garowgii ugu danbeeyey ee dhismaha waddadaasi.

Gudiga Dhismaha wadda Ceeldaahir iyo Ceerigaabo iyo masuuliyiin ka tirsan dawlada Puntland ayaa magaalada Boosaaso kusoo dhaweeyey Qalabkan oo ah kii ugu danbeyey ee qalabkii lagu dhisilahaa wadadaasi.