DHAGEYSO WARBIXIN:- Isbaheysi ka dhan ah Shariif Xasan oo si xowli ah ku socda.

0

Wararka naga soo gaaraya Magaalooyinka Muqdisho, Nairobi iyo Baydhabo ayaa waxaa si aad ah looga dareemayaa dhaq dhaqaaq siyaasadeed oo ka dhan ah Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in Bisha 11-aad ee sanadkan lagu wadaa in degaanada Koonfur Galbeed ay ka dhacdo Doorashada Madaxweyne ee maaamulka Koonfur Galbeed, maadaama uu watqiga ka idlaaday Shariif Xasan.

HOOS KA DHAGEYSO