DHAGEYSO:- RW khayre oo digniin Culus siyeey Masuuliyinta lagu helo musuq maasuq

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markale shaaciyey in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aysan aqbaleyn in la musuq maasuqa hantida Qaranka,cidii ku kacdana talalabo laga qaadi doono.

Waxa uu sheegay cid walba oo ka tirsan dowladda iyo kuwa iskudaya in ay musuq maasuq ku dhaqaaqaan in aysan calfan doonin tallaabana laga qaadi doono waa sida uu hadalka u dhigay