DHAGEYSO:- Guddoomiye Yarisow oo la kulmay Masuuliyinta degmooyinka

0

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaaladda Muqdisho Eng Yarisow ayaa kulan kula qaatay Magaaladda Muqdisho Guddoomiyaha degmooyinka gobalka Banaadir kaas oo ku saabsana waddashaqaynta Guddoomiyaasha iyo Sugidda Amniga gobalka Banaadir.

Guddoomiyaha oo kulanka Muqdisho kadhacay kula hadlay Guddoomiyaasha Hoosyimaada ayaa wuxuu kula dardaarmay in laga shaqeeyo nabadgaliyadda degmooyinkana ,sido kalena wuxuu shacabka ugu baaqay in Guddoomiyaasha ay la shaqeyaan.