DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Buursalax oo ka hadlay beelo Gobalka Mudug ku heshiyeey

0

Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay Taagnayd xiisad colaadeed oo soo kala dhexgashay Beelo walaalo ah oo wadda dega deegaanka Kalabayr ee degmada Bursaalax ee gobolka Mudug ayaa qaybo kamid ah xiisadaasi xal laga gaaray.

Wafdi isugu jira Maamulka degmada,Culimadda,Nabadoonada iyo Maamulka gobolka Mudug ayaa ku guulaystay inay kala qaadaan ciidamadii labada maleeshiyo Beeleed waxaana sidoo kale wali socda dadaalo lagu joojinayo Coladaasi.

Guddoomiyaha degmadda Buursalax Maxamed saleeban diiriye oo Waraysi siyeey Allgalgaduud Media ayaa ka hadlay dadaalada lagu daminayo colaadas u dhaxeeysa labada belood ee walalaha ah