DHAGEYSO: Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dhex dhexaadinayso Jabuuti iyo Eritrea.

0

Wasiirka Arrimaha dibedda dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo la halday Warbaahinta gudaha dalka, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhex dhexaadineyso dowladaha Jabuuti iyo Eritrea oo khilaaf xoogan uu xilligan u dhaxeeyo.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO