DHAGEYSO:-Barlamanka puntland oo shaaciyay war muhiim ah muxuu yahay?

0

Xildhibaanada barlamaanka Puntland oo maanta dood kulul ka yeeshay doorashada 2019 ayaa waxa ay go’aan cad ka qaateen nooca doorasho ee Puntland, qaabka ay u dhici doonto, xilliga ay qabsoomi doonto iyo arrimo kale oo la xiriira doorashada.