SAWIRRO:-Dhismaha Garoonka Cawaale Stadium oo ladhagaxdhigay

0

Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug laga dhagaxdhigay dhismaha Garoonka kubada cagta Cawaale Stadium ee magaaladatan Gaalkacyo waxaana munaasbada dhagaxdhiga joogay isla markaasna garoonka dhagaxdhigay Wasiirka wasaarada Shaqada,Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlada Puntland, maamulka gobolka Mudug, maamulka degmada Gaalkacyo, Bahda Ciyaaraha gobolka iyo marti sharafkale.

 

Munaasabada waxaa hadalo kala duwan ka jeediyay martidii kasoo qeybgahsya iyagoona wax lagu farxo kutilmaamay in ladhagaxdhigay dhismaha Garoonka Cawaale Stadium iyagoona sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan uu ku dhismidoono loona wada istaagidoono dhismihiisa.