DHAGEYSO:-Siyaasi Soomaaliyeed oo soo bandhigay Aragti Cusub

0

Siyaasi Maxamed Cali Amiin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in Hogaamiye Walba oo Caalamka ku soo biira looga baahan yahay in uu la yimaado is badal Siyaasid,madaamada sid uu tilmaamay Siyaasiga uu yahay qofka kaliya ee is badalka sameeyn kara Dalka,waxa uuna ka dhawaajiyay in Sababta uu Dalka u gaari waayay hormarka ay tahay in uusan la jaanqaadin Caalamka.

Dhanka kale Siyaasi Maxamed Cali Amiin ayaa sheegay in Aragti ahaan uu qabo in la mideeyo Beesha Caalamka iyo Ururka Deeq bixiyaasha,isla markaana waxa uu tibaaxay in Safaarada Turkiga ee hadda ku taalla Muqdisho in laga dhigo Xarunta Beesha Caalamka,waxa uu Xusay in marka la sameeyo arintaasi .