DHAGEYSO:- Dowladda Federaalka oo fah faahin kabixisay Wafdi Eritrea kasocda oo Muqdisho tagey

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wasiirka Arrimaha dibadda Dowladda Federaalka Somaaliya Cawad oo warbaahinta la hadlay kadib kulamo ay la qaten wafdigaas madaxda sare ee dowladda Waxyaabihii lagawadda hadlay