WAR DEG DEG AH :-Wasiir Axmed Shide Oo Loo Doortey Gudoomiyaha Xisbiga Talada Haya Ee Ismaamulka Soomalida Itoobiy

0

Sida ay baahisay Warbaahinta Itoobiya wasiirka Warfaafinta dalka Itoobiya Axmed Shide ayaa waxaa iminka si rasmi ah loogu doortey in uu noqdo gudoomiyaha xisbiga talada maamulka Soomalida Itoobiya Haya .

Wararka ay helayso Warbaahinta AGG ayaa sheegaya in Axmed Shide maalmaha soo socda la filaayo in loo doorto madaxweynaha Ismaamulka Soomalida Itoobiya Kadib markii uu iscasilay madaxweynihii Hore Md Cabdi Maxamuud Cumar .