Hantidii lagu Bililiqeystay Godey oo dib loo celiyay

0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Godey ee dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka dhaceen rabashado.

Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka magaalada Godey  dadkii deganaa ee aan Soomaalida ahayn ganacsigoodii la boobay.

Dhibkaasi oo la sheegay inay geysteen dhalin yaro mudaharaadayey oo sida la sheegay ka caraysan xiisaddii ka aloosantay magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya.