DHAGEYSO:-Cali Xaaji Warsame”Madaxweyne Gaas Wuxuu ahaa Musharixii Ugu Qaylada Badnaa Doorashadii 2014

0

Mid kamid ah siyaasiyiinta ay isku beesha yihiin madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si adag u weeraray madaxweynaha isagoona fariin u diray, wuxuuna sidoo kale faahfaahin ka bixiyey doorashadii 2014 iyo ololihii madaxweyne Gaas

Dhanka kalena, siyaasi Cali Xaaji Warsame oo siweyn uga soo horjeedey xukuumadda Madaxweyne Gaas tan iyo markii xilka wasiirka wasaaradda waxbarashada laga qaaday ayaa sheegay in ololihii doorashada 2014 madaxweyne Gaas uu musharixii ugu qaylada badnaa, laakiin hadda Cali Xaaji lagu sheego musharaxa ugu qaylada badan.