DHAGEYSO:-Baarlamaanka Maamulka Puntland Oo Meel mariyey Sharci xasaasi ah

0

Kulan ay iskugu yimaadeen Maanta Xildhibaanada Puntland ayey kaga hadleen Xeerka Tacliinta Sare Ee Maalmahaan dambe akhrintiisa ay ku jireen.

Waxa jirtay in Gudi Xildhibaano ah loo xil saaray inay dib u eegis kusoo sameeyaan Xeerkaasi oo caqabado dadka qaar ay ka muujinayeen qodobada ku jira.