DHAGEYSO:-Amaanka dekadda Muqdisho oo ciidan cusub lagu wareejinayo

0

Taliyaha Booliska Soomaaliya Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed oo xalay ka hadlayay furitaanka dekadda Muqdisho ee shaqada habeenkii ah, ayaa sheegay in amaanka dekadda ay ku wareegin doonaan ciidammo gaar ah.

Taliyaha ayaa intaa ku daray in la kordhin doono ciidamada dekadda ka horgalla, lana adkeyn doono amaankeeda.

Dekadda Muqdisho ayaa habeenimadii xalay aheed waxaa si rasmi ah loo furay shaqada xilliga habeenkii ah, waxaana la filayaa in ay waxbadan kusoo kordhiso dhaqaalaha Muqdisho shaqada dekadda ee xilliga habeenkii ah.