TOPNEWS:-Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lageeyay xabsiga dhaxe ee Xamar

0

aliyaha ciidanka asluubta Soomaaliya Bashiir Maxamed Jaamac Goobe oo lahadlayay arimo laxariira iskaashi dhaxmara ciidamada ayaa waxa uu soo hadal qaaday arimo la xidhiidha Xabsiga dhaxe.

Taliyaha ayaa sheegay codsi ka yimid ayaga in ciidamo boolis Amisom ah hada lagu geeyay Xabsiga dhaxe, ciidan ayuu yeeshay Bashiir Goobe in ay ka qeybqaadan doonaan amaanka Xabsiga.

Xabdiga dhaxe ee Xamar ayaa horay waxaa horay amnigiisa u sugaayay ciidamada Asluubta lakiin hada waxaa la sheegay maadaama dib loo howlgaliyay xarrunta weyn ee taliska Asluubta in ay adkaatay ciidamadu ee ku filnaadaan ilaalinta amaanka Xabsiga dhaxe iyo xarrunta taliska Asluubta.