DHAGEYSO+SAWIRRO:-Gudomiye Kuxigeenka Aqalka Sare DFS Oo Cadaado tagey & ujeedka safarkiisa

0

Kuxigeenka Kowbaad Ee Qalka Sare Abshir Maxamed Axmed Ayaa Waxaa uu Safar Ku Tagey Magaalada Cadaado Waxaan Garoonka Diyaaradaha Cadaado Ku Soodhaweeyay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Maamulka Dagmada Iyo Qeebaha Ka Duwan Ee Bulshad

Soodhaween Ka Dib Ayaa Sila Madaarka Diyaaradaha Cadaado Waxaa Saxaafada Ku La Hadlay Maayarka Dagmada Cadaado Cabdulaahi Cabdiraxmaan Xusen {Tootole} oo Gudomiyaha Cadaado Ku Soodhaweeyay.

Gudomiye Kuxigeenka Kowbaad Ee Qalka Sare Ee Baarlamaanka Somaliya Abshir Maxamed  Axmed {Buqaari} Ayaa Ujeedad Socdalkiisa Cadaado Ku Sheegay Xarig Ka Jarka Maktabada Guud Ee Dagmada Taasi oo Ay Dhalinyaradu Ka Faa,iidaysan Doonaan Islamarkaasna Ay Wax Ku Aqristaan