DHAGEYSO:-Xildhibaan Dalxa oo ka hadlay dhibaatooyinka ka imaan kara Talaabooyinka ay qaado DFS

0

Professor Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Jabuuti marnaba uusan kala go,ii karin wax walbo oo yimaada.laakin waxa uu tilmaamay in Dowladda ay ka qaldami karto Siyasadeeda dibada,isla markaana waxa uu hoosta ka xariiqay in Dowladda Soomaaliya uu rajeynayo in ay soo celin doonto Xiriirkii kala dhaxeeyay Dowladda Jabuuti sida uu haalka u dhigay.

Hoos ka dhageyso codka