DHAGEYSO:-Shirkada DP World oo sun halis badan ku shubtay dekada ber bera

0

Shirkada Dp world ayaa la sheegay in ay Sun Khatar ah Todobaadkan Ku Aastey Gudaha Dekada Berbera sida odoyaasha gobolka saaxil ay warbaahinta u shegeen .

Qaar ka mid ah waxgaradka gobolka saaxil ayaa maamulka somaliland ugu baaqay in ay arintaas si dhab ah baadhitaan ugu sameeyaan