DHAGEYSO:-Golaha Wakiilada Soomaaliland U Musuq Ku Eedeeyey Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Muuse Biixi

0

Guddoomiyaha Guddiga Daba-galka Iyo Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo War-baahinta Kula Hadlay Gudaha Magaalada hargeysa Ayaa Waxa Uu Soo Bandhigay Heshiisyo Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Soomaaliland La Galeen Shirkado Dhanka Dhismaha Ah.

Xildhiban Naasir Waxa Uu Sheegay In Wasaaradda Cadaallada Maamulka Soomaaliland Oo Ay Heshiis La Gashay Shirkad Dhanka Dhismaha Ah Sanadkii 2015-Kii Illaa Iyo Haddana Aysan Jirin Wax Muuqda Oo Laga Qabtay Mashaariicdii Lagula Heshiiyey Shirkadaasi.

Waxa Uu Tilmaamay Xildhibaan Naasir Cali Shire In Lacagtii Loo Qoondeeyey Dhameystirka Mashruucaan Laba Jibbaar Ay Baxday Haddana Aysan Muuqan Dhismayaal Ku Saabsan Mashruucaan Oo La Fuliyey.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here