Daawo:- Siyaasi Juxa oo ku dhawaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne PL

0

Cabdi Faarax Juxa oo horey xilaal kala duwan u soo qabtay ayaa xalay maagaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland kaga dhawaqay in uu yahay musharax Madaxweyne Puntland 2019.

Juxa ayaa sheegay in hadii loo doorto Madaxweynaha Puntland uu Puntland isbadal balaaran ku samayn doono una shaqayn doono shacabka Puntland si daacad ah.