WAR DEG DEG AH:-Shaale hay’ad oo lagu afduubtay duleedka baydhabo

0

Warar hada naga soo gaadhay xarnta maamulka koonfur galbeed ayaa sheegaya in Shaqaale gargaar oo u shaqeeya Hay’adda laan qayrta cas ama  Red Cross  lagu afduubtay meel u dhow Baydhabo iyagoo raashiin qeybin halkaasi ka waday halkaas waxaa afduubka geystay kooxo hubaysan sida aan xoga ku helnay

Ilaa hada la oga in ragan hubaysan ee afduubka geystay ay ka tirsan yihiiin shabaab ama kooxo kale balse afduubkan ayaa xiligan ku soo beegmaya xili ay jiraan dad shacab ah oo u baahan in gar gaar la gaadhsiiyo