DHAGEYSO:-Ururka Qareenadda Puntland oo kasoo Horjeestay Go,aan horay u Riday Maxkamada

0

Ururka Qareenadda Puntland ay ku midaysan yihiin ayaa kasoo Horjeestay Go,aan horay u Riday Maxkamad waxayna shegeen in qaab sharciga raacsan loo marin doorashada gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa ururka qareenada puntland sida ay hadalka u dhigeen