Kulan magaaladda Garoowe ku yeesheen qareenadda Puntland ayaa waxay kaso horjeesteen Go’aan Maxkamadda Gobalka Nugaal ka gaadhay Doorashadda Hogaanka Ururka Qareenada Puntland,taas oo khilaaf kajiray maalmihii u dambeyeey.
Qaar kamid ah qareenada Puntland oo xiligan khilaaf xoogan kadhex taaganyahay ayaa waxay ku qadaceen Go’aanka Maxkamadu gaadhay.