DHAGEYSO:- Qalalaasaha Siyaasadeed ee Itoobiya Katagan Muxuu salka ku hayaa?

0

Iyado Wali xaladda dalka Itoobiya ay kasi darayso Itoobiyana adeegsanayso awood Miliateri ayaa Qaar kamid ah Aqoonyahanada la socda xaaladda Itoobiya waxay uga hadlayaan siyaabo kala duwan.

Prof Xasan Sheekh oo Siyaasada dibada kadhiga Qaar kamid ah Jaamacadaha Muqdisho Kana mid ah dadka Taxliilaya siyaasada Gobalka geeska Africa ayaa isna dhinicisa sharaxay qalaalasaha katagan Dalka Itoobiya.