Madaxa xukuumada galmudug sheekh maxamed shaakir cali xasan ayaa Degmada Huurshe ka dhagax dhigay saldhig boolis oo cusub kaasi oo baahi badan ay u qabeen dadka deegaanka goobta saldhiga lagu dhagax dhigay waxaa goob joog ka ahaa sidoo kale xildhibaano ka tirsan barlamanka galmudug iyo somaliya
Home Dhacdooyinka Todobaadka DHAGEYSO:-Madaxa Xukuumadda Galmudug oo Degmada Huurshe ka dhagex dhigay Saldhig Police