DHAGEYSO:- Dugsiyadda Sare ee Cabudwaaq oo dib loo furay

0

Munaasabad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Laan-dheer ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq,iyado munasabadas ay ka qayb galeen Masuuliyin kala duwan iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Cabudwaaq.

Qaar kamid ah Maamulka iyo Macamiinta Iskuulkaas oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihin in dib u bilaabato waxbarashadii dugsiyadda sare ee gobalka Galgaduud,gaar ahaan Cabudwaaq.

Warbixinta schoolka laandheer by khadro axmed