DHAGEYSO:- Waxgarada Garacad oo sheegay Arrin Xasaasi ah

0

Cabdulaahi Gafaa Kaarshe oo ah ka mid ah Odayaasha Degaanka garacad oo dhawaan Madaxwyne gaas ka dhagax dhigay Dekad ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ka qeyb galka dhismaha dekadaas .

Cabdulahai ayaa sidoo kale ka Hadlay Arimo laga dhawaajiyey maalmihii dhagax dhiga Dekadaas ooo ahaa in Raisal wasaare kheyr oo markaa joogay Puntland inuu ka Cududaartay Furitanka Dekadaas .