Madaxweynaha Cusub ee Dowlad deegaanka soomaalida itoobiya axmed cabdi Maxamed ayaa ka hadlay rabshadaha wali ka taagan Magaalada Jigjiga oo sababay barakac,dhac,dhawaac iyo dhimasho.
Madaxweyne Axmed ayaa fariin u diray duubabka dhaqanka iyo culimada inay wacyi galin deg deg ah sameeyaan oo ay Masjidyada ka wacdiyaan siloo dajiyo xiisada daganaasho amnina loo helo.