DHAGEYSO:- Issimadda Puntland si kulul uga hadlay dil kadhacay Boosaaso

0

Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka Isimada dowoladda Puntland oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu ka tacsiyeeyay dilkii xalay loogu gaystay magaalada Bosaaso maareeye kuxigeenkii shirkada Golis Cabdulaahi Cali cumar.