DHAGEYSO:- Aqoonyahan si adag uga hadlay xaaladda DDSI Ka tagan

0

Aqoonyahan Idiris Shire Xusein oo ka miid ah Aqooyanaha ku nool Puntland ayaa wuxuu ka Hadlay xiisada siyaasadeed ee DDSI Iyo Isbadalka ka dhacay Halkaas wuxuuna ka si dhow uga Hadlay qorshayaasha Raiisalwasaarah Ethopia oo Isaga Hada ku Mashquulsan siyaasada dibada ee dalkaas .

Walow gudaha wadankiisa ay ka Holcayaan rabshado u dhexeeya Soomalida iyo Oromada taas oo dad badan ay ku dhinteen kuwa kale ay ku barakaceeen

Idiris ayaa sidoo kale ka Hadlay shidaalka dhulka Soomalida oo iyana buuq ka taagan yahay saamiga maamulkaas yeeelanayo